Sawirro:-Ciidamo ka horyimid amarka Maamulka Jubbland oo Maxkamad ka soo muuqday

0
411

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa Maanta oo Arbaco ah waxa ay u fariisatay dacwad loo heystay 13 Askari oo ka tirsan Ciidamada Jubbaland. Askartaan oo tiro ahaan gaaraya 14 askari ayaa 13 ka mid ah waxaa lagu soo eedeeyay inay ku dhaqaaqeen fal khatar gelin kara amniga dowlad goboleedka Jubbaland halka […]




SOURCE: Sawirro:-Ciidamo ka horyimid amarka Maamulka Jubbland oo Maxkamad ka soo muuqday

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.