Sawirro:-Ciidanka Dowladda oo fariisin Cusub ka sameystay deegaan isku xira Gobollada Bakool iyo Hiiraan

0
305

Guddoomiyaha Gobolka Bakool Maxamed Cabdi Tol iyo Wafdi uu horkacayo ayaa maanta kormeer ku sameeyay  fariisimo cusub oo Ciidamada Xoogga dalka ka sameysteen deegaanka Teed oo qiyaastii 30-km dhanka Waqooyi kaga beegan magaalada Xudur ee xarunta Gobolka Bakool. Intii ay Mas’uuliyiinta Gobolka Bakool kormeer ay ku jireen ayaa waxay la kulmeen Ciidamo ka tirsan Xoogga […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Ciidanka Dowladda oo fariisin Cusub ka sameystay deegaan isku xira Gobollada Bakool iyo Hiiraan

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.