Sawirro:-Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegay in ay Fashiliyeen Qaraxyo

0
67

Ciidamada amniga Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan oo howlgal ka sameeyay Xaafaddo ka tirsan Magaaladaasi ayaa soo bandhigay waxyaabaha qarxa oo lagu diyaarinayay halkaasi . Ciidamada ayaa howlgalkaasi si gaar ah uga sameeyay Guri ku yaalla Xaafadda howlwadaag ee Baladweyne,isla markaana ku soo qabtay waxyaabaha qarxa, AK47 iyo qalab kale oo loo adeegsan lahaa […]




SOURCE: Sawirro:-Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegay in ay Fashiliyeen Qaraxyo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.