Wararka naga soo gaaraya dalka Kooonfur Afrika ayaa waxa ay sheegayaan in Goobo Ganacsi ay leeyihiin dad Soomaali uu ka kacay dab xooggan. Mid ka mid ah Ganacsatada ayaa sheegay in dabkaas uu ka bilaawday mid ka mid ah ganacsiga ugu weyn ee magalada Cape Town. ”Dabka wuxuu uu ka kacay Dukaanka weyn ee OK […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Dab Xoog leh oo ka kacay Xaafadda Soomaalida ee Bellville – Cape Town