Sawirro:-Dabka kacay Magaalo ka tirsan dalka Mareykanka

0
65

Kumannaan qof ayaa laga saaray Waqooyiga California iyadoo dabeylo holac wata oo keymaha ka kacay ay ku wajahan yihiin dhowr magaalo oo ku yaalla buuralleyda Sierra ee dalka Mareykanka. Dabkan oo shalay ka kacay meel u dhow Camp Creek, ayaa waxaa sii huriyay dabeylo xooggan iyo keymaha oo qallalan. Magaalooyinka deriska la ah, iskuullada iyo […]




SOURCE: Sawirro:-Dabka kacay Magaalo ka tirsan dalka Mareykanka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.