Sawirro:-Dad dhigay Banaanbax ay ku diidan yihiin xariga Cabdi Maxamuud Cumar

0
56

Waxaa Maalintii labaad Magalada Jigjiga ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ka dhacay banaanbax ay dhigayeen qaar ka mid ah taageerayaasha Madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar. Talaadadii la soo dhaafay ayaa Ciidamada federaalka Itoobiya waxa ay xireen Cabdi Maxamuud Cumar Madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka kaas oo xeer ilaalinta Itoobiya ku […]




SOURCE: Sawirro:-Dad dhigay Banaanbax ay ku diidan yihiin xariga Cabdi Maxamuud Cumar

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.