Sawirro:-Dad ku dhintey Kaawo ku soo duntay duleedka Kismaayo

0
167

Wararka naga soo gaaraya Magalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in maanta Kaawo ay ku soo duntay dad qodaayay. Waxaa la xaqiijiyey in saddex qof oo kamid ahaa dadka kaawada qodayey ay soo duntay in ay  geeriyoodeen,halka dhaawac uu soo gaaray mid kale. Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka jubbland ayaa gaarey […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Dad ku dhintey Kaawo ku soo duntay duleedka Kismaayo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.