Sawirro:-Dad ku geeriyooday dhismo ku soo dumay dalka Turkiga

0
166

Ugu yaraan 3 qof ayaa la sheegay inay ku geeriyoodeen, kadib, markii uu ku soo dumay Dhismo 7 dabaq ah oo ku yaalla Xaafadda Kartal ee magaalladda Istanbul ee dalkaasi. Guddoomiyaha Istanbul, Ali Yerlikaya  ayaa sheegay in 12 qof la soo badbaadiyey, oo mid ka mid ah xaalladiisa liidato. Kooxaha Gurmadka ayaa la sheegay inay […]




SOURCE: Sawirro:-Dad ku geeriyooday dhismo ku soo dumay dalka Turkiga

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.