Sawirro:-Dad ku geeriyooday qarax ka dhacay Galbeedka dalka Yemen

0
72

Saraakiisha Ammaanka ee dalkaasi ayaa sheegay in mooto lagu soo xiray waxyaabaha qarxa ay xalay ku qaraxday Suuq ku yaalla magaalladda Mokha ee kaabiga ku haysa Badda Cas. Qaraxaasi waxaa la sheegay inay 6 qof ku geeriyotay, halka 26 kalena ku dhaawacmeen, iyadoo dhibanaayaasha ay u badnaayeen dad ka casheynayey Maqaayad ku dhex taalla Suuqa […]




SOURCE: Sawirro:-Dad ku geeriyooday qarax ka dhacay Galbeedka dalka Yemen

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.