Sawirro:-Dalka Jabuuti oo markii ugu horreysay laga soo saarayo Tamarta laga dhaliyo Uumiga

0
148

Mashruucan oo lagu qodayo seddex ceel oo laga soo saarayo tamarta uumiga ee dhulka hoostiisa (Geothermal) ayaa waxaa fulinaya shirkad laga leeyahay Iceland, waxaana ku baxaysa 45 Malyan oo Doollar. Seddexda ceel ayaa ku yaalla deegaanka Fiicanle. Wasiirka dhaqaalaha iyo miisaaniyadda ee Jabuuti, Ilyaas Muuse Dawaale, ayaa sheegay in uu muhiimad gaar ah u leeyahay […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Dalka Jabuuti oo markii ugu horreysay laga soo saarayo Tamarta laga dhaliyo Uumiga

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.