Sawirro:-Dawladda Soomaaliya oo dabagaleysa 10,000 ee Turkey balanqaadeen iney ka dhisayaan dalka

0
340

Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay inay bilaabeyso dabagal ay ku sameyneyso balanqaadkii Dowladda Turkiga ee 10,000,kaas oo aan weli la fulin. Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Fitaax Ibraahim geeseey ayaa sheegay inay bilaabayaan dabagalka ku saabsan mashaariicda loogu tallo galay dhismaha 10,000 oo ay balan qaaday dowladda Turkiga. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo […]




SOURCE: Sawirro:-Dawladda Soomaaliya oo dabagaleysa 10,000 ee Turkey balanqaadeen iney ka dhisayaan dalka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.