Sawirro:-Dawladda Soomaaliya Oo Tirakoobaysa Ajaanibta ku Sugan Gudaha Dalka

0
461

Xukuummadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa go’aamisay in tirakoob rasmi ah lagu sameeyo dadka ajaanibta ah ee kusoo qulqulaya gudaha dalka si loola socdo dhaq-dhaqaaqyada ay ka samaynayaan gudaha dalka iyada oo la waafajinayo hannaanka qaxootiga iyo socdaalka ee u yaalla dunida. Go’aankaan lagu ritakoobayo ajaanibta ayaa kasoo baxay kulanka golaha wasiirrada ee maanta oo uu […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Dawladda Soomaaliya Oo Tirakoobaysa Ajaanibta ku Sugan Gudaha Dalka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.