Sawirro:-DFS oo gudbisay Cabasho ka dhan ah Maraakiibta Shisheeye ee ka kalluumeysta Xeebaha dalka

0
50

Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya  ayaa ka qeyb galay Shir looga hadlay haggaajinta Bii’adda ee dalalka dhaca galbeedka badweynta Hindiya, isbadalka hawada, Daryeelka isticmaalka baddaha iyo arrimo kale. Wasiirka,  ayaa sheegay in Soomaaliya shirkaan wixii ka dambeeyey burburkii dalka aysan ka qeyb gelin, maadaama dalka dhibaatooyin ay ka jireen, isaggoo xusay in hadda dawladda […]




SOURCE: Sawirro:-DFS oo gudbisay Cabasho ka dhan ah Maraakiibta Shisheeye ee ka kalluumeysta Xeebaha dalka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.