Sawirro:-Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay Gaari lagu rasaaseeyay Muqdisho

0
333

Wararka naga soo gaaraya agagaarka Isbitaalka S0S ee Magalada Muqdish ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi lagu rasaseeyey Gaari ay saarnaayeen dad Shacaba ah oo sida la sheegay ka yimid Goob aroos ah. Gaariga ayaa Goobjoogayaal waxa ay sheegeen in uu rasaaseeyey askari ka tirsan Ciidamada Dowladda Soomaaliya,isla markaana uu ka dhashay khasaaro isugu jira […]




SOURCE: Sawirro:-Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay Gaari lagu rasaaseeyay Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.