Sawirro:-Diyaarad ka duushay Magalada Diri-dhaba oo burburtay iyo dadkii saarnaa oo geeriyooday

0
104

18 qof ayaa dhintay, ka dib markii helikobtar uu milaterigu leeyahay ay ku burburtay duleedka caasimadda Itoobiya e Addis Ababa. Maamuleyaasha ayaa sheegay in cidina aysan ka badbaadin shilkaas. Saraakiil ayaa sheegeen in dayaaradaas milateriga ay ka soo duushay magaalada Diri-dhabe ee bariga Itoobiya oo ay kusii jeedday magaalada Addis Ababa markii ay ku dhacday […]




SOURCE: Sawirro:-Diyaarad ka duushay Magalada Diri-dhaba oo burburtay iyo dadkii saarnaa oo geeriyooday

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.