Sawirro:-Dood ku saabsan Dib-u-Eegista Dastuurka oo ka dhacday London

0
124

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS ayaa dood Aqoon-Isweydaarsi ah oo ku saabsan sidii loo heli lahaa Dastuur dhameystiran oo Soomaali leedahay la yeelatay qaar kamid Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Waqooyiga London ee dalka Ingiriiska. Doodda oo ay ka soo qaybgaleen waxgarad, culumaa’udiin, haweenka, dhallinyarada iyo oday dhaqameedyo ayaa waxaa lagu gorfeeyay sidii Jaaliyadda Soomaaliyeed […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Dood ku saabsan Dib-u-Eegista Dastuurka oo ka dhacday London

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.