Sawirro:-Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Puntland oo ka socota Garoowe

0
354

Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal waxaa haatan ka socota doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad goboleedka Puntland iyo labadiisa ku xigeen oo ay u sharaxan yihiin ilaa 4 Musharax. Musharixiinta u taagan qabshada xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland ayaa haatan khudbado jeedinaya,kuwaas oo kala ah. Cabdijamaal Cismaan Maxamed ,Cabdixakiin Maxamed Axmed, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil,(Dhoobo-dareed),kuwaas oo midkood la […]




SOURCE: Sawirro:-Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Puntland oo ka socota Garoowe

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.