Sawirro:-Dowladaha Soomaaliya iyo Shiinaha oo heshiis kala saxiixday

0
159

Dalka Shiinaha waxaa ku sugan Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Maxamed Cabdulaaahi Farmaajo iyo Wafdi Wasiiro ah oo uu hoggaminayo,kuwaas oo ka qeyb geli doona Shirka Iskaashiga Afrika iyo Shiinaha. Madaxweyne Farmaajo ayaa kulan uu la yeeshay dhigiisa shiinaha waxa qeyb ka ahaa Wasiirada Arrimaha Dibada iyo ganacsiga Soomaaliya,waxana halkaasi lagu kala saxiixday heshiis. Heshiiska ayaa ahaa […]




SOURCE: Sawirro:-Dowladaha Soomaaliya iyo Shiinaha oo heshiis kala saxiixday

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.