Sawirro:-Dowladda Denmark oo Aqoonsatay Baasamoorka Soomaaliya

0
393

  Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) iyo wafdi uu hoggaaminayey oo booqasho rasmi ah ku tagey dalka Denmark, kadib martiqaad uga yimid dowladda Denmark ayaa  kulamo la qaatey Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Wasiirka Socdaalka, iyo Xaafiiska u qaabilsan hormarinta Africa. Kulamada oo socdey muddo labo maalin ah ayaa xoogga lagu saarey Amniga, […]




SOURCE: Sawirro:-Dowladda Denmark oo Aqoonsatay Baasamoorka Soomaaliya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.