Sawirro:-Dowladda Holland oo balan qaad cusub u sameysay Soomaaliya

0
67

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/Guud Bashiir Mohamed Jamac ayaa maanta waxa uu xafiiskisa kulan kula qaatay Safiirka dowlada Holland u fadhiya Soomaaliya iyo ku xigeenkiisa. Kulana labada dhinaca ay yeesheen ayaa waxa ay ugu wada hadleen sii wadista Mashruuca Xabsiga MPPC iyo sidii dowlada Holland ay dhanka tababbarada uga caawin laheyd Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyed. […]




SOURCE: Sawirro:-Dowladda Holland oo balan qaad cusub u sameysay Soomaaliya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.