Sawirro:-Dowladda Norway oo balan qaad cusub u sameysay Soomaaliya

0
84

Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta la kulmay safiirka Dowladda Norway u fadhiya Soomaaliya Amb: verbjorn Hines. Labada Mas”uul ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada Dowladood gaar ahaan labada Baarlamaan ee Soomaaliya iyo Norway. Sidoo kale waxa ay ka wada hadleen sidii loo diyaarin lahaa barnaamijyo lagu hormarinayo Golaha shacabka […]




SOURCE: Sawirro:-Dowladda Norway oo balan qaad cusub u sameysay Soomaaliya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.