Sawirro:-Dowladda oo dib u howlgelineysa Xeradii Ciidamada Hiilweyne

0
175

Kormeerka guddiga qiimeynta xeryaha Ciidanka xoogga dalka oo uu madax u yahay wasiirka Gaashaandhigga mudane Xasan Cali Maxamed Amar-dambe, ayna Xubno ka yihiin Taliyeyaasha Ciidamada Asluubta, Booliska, Xoogga dalka iyo Taliye ku xiggeenka Hay’adda NISA, ayaa maanta kormeer waxay  ku tageen Dugsiga Hiilweyne ee duleedka degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha dhexe, kaasi oo qeyb ka […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Dowladda oo dib u howlgelineysa Xeradii Ciidamada Hiilweyne

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.