Sawirro:-Dowladda Qatar oo Soomaaliya ka caawineysa tababarka Ciidanka xooga dalka

0
28

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay General Maxamuud Al Qasaal iyo Saraakiil ka socotay  Taliska Malatariga Dalka Qatar. kulanka ayaa looga Hadlay Xariirka iyo Iskaashiga ka dhaxeeya Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Qatar. Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa sheegay in kulanka […]




SOURCE: Sawirro:-Dowladda Qatar oo Soomaaliya ka caawineysa tababarka Ciidanka xooga dalka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.