Sawirro:-Dowladda Turkiga oo balan qaaday dib u-dhiska Ciidanka Badda Soomaaliya

0
55

Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Turkiya Mudane Hulusi Akar iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayay oo ay kamid ahaayeen Taliyeyaasha Ciidamada Dhulka, Badda iyo Cirka ee dalkaas oo muddo labo maalmood ah ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa galabta dib ugu laabtay dalkooda keddib wada hadallo miro dhal ah oo ay la yeesheen madaxda qaranka. Wasiirka iyo wafdigiisa […]




SOURCE: Sawirro:-Dowladda Turkiga oo balan qaaday dib u-dhiska Ciidanka Badda Soomaaliya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.