Sawirro:-Duqa Muqdisho oo Dhagax-dhigay Masaajid iyo Dugsi Quraan ku burburay qarixii Howl-wadaag

0
287

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta dhagax-dhigay Masaajidkii iyo Dugsi Quraanka Degmada Hawlwadaag ee ku burburay qarixii ka dhacay Xarunta degmada Howl-wadaag. Guddoomiyaha ayaa sheegay in goobahan lagu dhisayo barnaamijka Isxilqaan ee uu dhaqan geliyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo). Mudane Yarisow ayaa tilmaamay […]




SOURCE: Sawirro:-Duqa Muqdisho oo Dhagax-dhigay Masaajid iyo Dugsi Quraan ku burburay qarixii Howl-wadaag

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.