Sawirro:-Duqa Muqdisho oo gudbiyey waxyaabaha u qabsoomay Maamulkiisa

0
430

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo xafiiskiisa kula kulmay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa warbixin ka siiyey Waxqabadka maamulka Gobolka ee lixdii bilood ee la soo dhaafay. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa sheegay in ay dar-dar gelinayeen dadaallada horumarinta adeegyada muhiimka u […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Duqa Muqdisho oo gudbiyey waxyaabaha u qabsoomay Maamulkiisa

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.