Sawirro:-Duqa Muqdisho oo Gurigooda ku Wareejiyey Qoys si sharci darro ah looga heystay

0
124

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa Maano Maxamed Caamir oo ah Muwaadin Soomaaliyeed oo si sharci darro ah looga haystay Gurigeeda ku wareejiyey oo ku yaalla Degmada Shibis. Guddoomiyaha Gobolka ,ayaa markii uu eegay dhammaan sharciyadii la soo bandhigay oo soo maray heerarka kala duwan, isla markaana u […]




SOURCE: Sawirro:-Duqa Muqdisho oo Gurigooda ku Wareejiyey Qoys si sharci darro ah looga heystay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.