Sawirro:-Duqa Muqdisho oo kulan gaar ah la yeeshay Agaasimaha Guud ee Midowga Yurub

0
189

 Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Iskaashiga Caalamiga ah iyo horumarinta ee Midowga Yurub Mudane Stefano Manservisi ayaa sheegay in qorshaha Maamulka Gobolka ee sanadkan uu yahay hirgelinta mashaariic lagu horumarinayo Caasimadda iyo sidii xal-waara loogu heli lahaa Barakacayaasha. Guddoomiyaha ayaa ka warbixiyey […]




SOURCE: Sawirro:-Duqa Muqdisho oo kulan gaar ah la yeeshay Agaasimaha Guud ee Midowga Yurub

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.