Sawirro:-Duqa Muqdisho oo la kulmay dhigiisa Magaalada Ankara

0
63

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Ankara ee Dalka Turkiga, halkaas oo ay uga bilaabmatay booqasho rasmi ah. Guddoomiyaha iyo wafdigiisa ayaa ka qayb galaya saxiixa mataaneynta labada Caasimadood ee Muqdisho iyo Ankara oo maalinta beri ah la saxiixayo. Isagoo sidoo kalena […]




SOURCE: Sawirro:-Duqa Muqdisho oo la kulmay dhigiisa Magaalada Ankara

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.