Sawirro:-Duqa Muqdisho oo Soomaalida ku nool Imaaraadka u gudbiyey waxqabadka Dowladda

0
308

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa magaalada Dubai kula kulmey jaaliyadda Soomaalida ee ku dhaqan dalka Imaaraadka oo halkaas ku qabtey xaflad ay ku soo dhoweynayeen. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo khudbad ka jeediyay munaasabadda ayaa ku ammaaney Soomaalida ku dhaqan Imaaraadka, sida ay uga dhex muuqdaan bulshada kale ee […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Duqa Muqdisho oo Soomaalida ku nool Imaaraadka u gudbiyey waxqabadka Dowladda

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.