Sawirro:-Faah faahin: Qarax Gaari oo ka dhacay Muqdisho

0
75

Qaraxaan oo ah mid gaari ayaa waxaa uu ka dhacay Gudaha Kaalin lagu iibiyo Shidaalka,isla markaana baakin u ah Maqaayad lagu Magacabo Baar Italia oo dhawaan laga furay agagaarka Taalada Daljirka Daahsoon ee Magalada Muqdisho. Wariyeyaasheena oo goobta tegay ayaa waxa ay soo sheegayaan  in ay arkeen dhaawaca ilaa Saddex ruux oo goobta laga qaaday,kuwaas […]




SOURCE: Sawirro:-Faah faahin: Qarax Gaari oo ka dhacay Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.