Sawirro:-Gaari lagu rasaaseeyey deegaan u dhow Ceelwaaq iyo khasaaro ka dhashay

0
151

Barqanimadii Maanta oo Jimce ah ayaa Kooxo hubeysan wax ay weerar ku qaadeen gaari nooca Soomaalida u taqaano Homeyda kaas oo ku socdaalayey inta u dhaxeysa Magaalooyinka Ceelwaaq iyo Mandera oo ka tirsan gobolka Waqooyi bari dalka Kenya. Weerarkaas ayaa waxaa la xaqiijiyey in ay ku dhaawacmeen Saddex ruux oo ka mid ahaa rakaabkii saarnaaagariga […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Gaari lagu rasaaseeyey deegaan u dhow Ceelwaaq iyo khasaaro ka dhashay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.