Sawirro:-Galmudug iyo QM oo ka wada hadlay dagaalkii ka dhacay Bariga Gobolka Mudug

0
304

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa Maanta oo Arbaco ah waxa uu kulan la qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya. Labada dhinac ayaa waxa ay ka wada hadleen qodobo ay ka mid ahaayeen  Dagaalada kasoo cusboonaaday Bariga Gobolka Mudug oo u dhaxeya Al-Shabaab iyo dad Shacab ah,kuwas […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Galmudug iyo QM oo ka wada hadlay dagaalkii ka dhacay Bariga Gobolka Mudug

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.