Sawirro:-Go’aano ka soo baxay Kulankii Baarlamaanka DDSI iyo Calankii Maamulkaas oo la bedelay

0
99

Baarlamaanka Dawlad deegaanka Soomaalida ayaa maanta ansixiyey go’aanno masiiri ah oo la hadal hayey tan iyo markii la magacaabay madaxweynaha cusub, Mustafe Muxumad Cumar (Cagjar). Baarlamaanka oo saaka yeeshay fadhi aan caadi ahayn, ayaa waxay ku doorteen afhayeenka baarlamaanka oo loo doortay Cabdi Maxamed Aadan (Ugaas). Cabdullaahi Siciid Cumar ayaa isna loo doortay guddoomiyaha maxkamadda […]




SOURCE: Sawirro:-Go’aano ka soo baxay Kulankii Baarlamaanka DDSI iyo Calankii Maamulkaas oo la bedelay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.