Sawirro:-Gobolka Banaadir bilaabay burburinta Darjiinooyinka

0
309

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa xalay fuliyey qorshaha dib-u- soo celinta dhulka Danta Guud oo Jardiinka Nambar Afar la banneeyey oo dhismihii laga burburiyey si bilicdii Jardiinka loo soo celiyo. Guddoomiyaha ayaa shacabka uga mahadceliyey dhiirigelinta iyo soo dhoweynta siyaasada soo celinta goobaha danta guud ee caasimada, isla markaasna sheegay in la sii wadi doona qorshahan […]




SOURCE: Sawirro:-Gobolka Banaadir bilaabay burburinta Darjiinooyinka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.