Sawirro:-Golaha Shacabka oo soo gabagabeeyay wax ka bedelka hindise sharciyeedka hanti dhowrka

0
61

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo gabagabeeyay wax ka bedelka hindise sharciyeedka hanti dhowrka guud ee Qaranka. Hindise sharciyeedkan ayaa soo maray heerar kala duwan sida aqrinta 1-aad, aqrinta 2-aad, iyo aqrinta 3-aad. Inta uu maraayay heerarkaas ayaa xildhibaanada waxay ku dareen talooyinkooda iyo soo jeedino la xiriira meelaha in laga […]




SOURCE: Sawirro:-Golaha Shacabka oo soo gabagabeeyay wax ka bedelka hindise sharciyeedka hanti dhowrka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.