Sawirro:-Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Siyaasadda Kormeerka Iyo Qiimaynta

0
261

Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa shir guddoomiyay kulanka golaha wasiirrada oo looga hadlay arrimo ay kamid yihiin amniga dalka, hiigsiga dhaqaalaha 2040-ka, Sharciga hanti-dhawrka, siyaasadda kormeerka iyo qiimaynta iyo Soo noolaynta barnaamijka waciyi-gelinta qaranka. Wasiiru dowlaha wasaaradda amniga gudaha Maxamuud Maxamed Boonow ayaa golohu ka dhagaystay warbixin la xariirta amniga […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Siyaasadda Kormeerka Iyo Qiimaynta

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.