Sawirro:-Guddiga dib u eegista Dasruurta oo kulan la qaatay Guddiga Madaxa bannaan ee xuduudaha

0
420

Guddiga dib u eegista dastuurka ee Labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Xalay kulan la qaatay Guddiga Madaxa bannaan ee xudduudaha iyo Federaaleynta Dalka. Kulanka ayaa ku saabsanaa dib u eegista Dastuurka iyo ballaarinta hannaanka federaalaynta Dalka, waxanay iska xog wareysteen waxyaabihii u qabsoomay iyo qodobbada haatan hor yaalla. Guddiga ayaa soo bandhigay Cilmi Baaris […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Guddiga dib u eegista Dasruurta oo kulan la qaatay Guddiga Madaxa bannaan ee xuduudaha

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.