Sawirro:-Guddiga Qaban-qaabada Aaska Qaran ee Wasiir Xoosh oo kulan yeeshay

0
52

Guddiga Qaban-qaabada aaska Qaran ee Allaha u naxariistee wasiirkii hore ee arrimaha Dastuurka, Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil, ayaa ka war bixiyay kulamo ay yeesheen oo ay ugu arrinsanayeen diyaar garoowga keenidda Marxuum Cabdiraxmaan Xoosh iyo aaska loogu samaynayo Muqdisho. Wasiirka Arrimaha dibedda xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Axmed Ciise Cawad, oo ka war bixiyay kulamada ay yeesheen […]




SOURCE: Sawirro:-Guddiga Qaban-qaabada Aaska Qaran ee Wasiir Xoosh oo kulan yeeshay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.