Wasiirka Wasaaradda warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee xukuumadda Soomaaliya, mudane Daahir Maxamuud Geelle, ahna guddoomiyaha guddiga qaban qaabada maalmaha xorriyadda dalka oo uu wehliyo wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa maanta kormeer howleed ku tagay xarunta wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya. Wasiirada iyo masuuliyiintii kale ee la socotay ayaa waxaa xarunta wasaaradda ku soo dhaweeyay […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Guddiga qaban qaabada maalmaha xorriyadda oo bilaabay Shaqooyinkooda