Sawirro:-Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Madaxweynaha Jubaland oo ku kulmay Kismaayo

0
40

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa garoonka diyaaradaha ee Kismaayo kusoo dhaweeyay Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi iyo wafdi uu hogaaminayo. Madaxweyne ku xigeenka labaad gudoonka Baarlamaanka iyo qaar kamid ah Bulshada magaalada ayaa qayb ka ahayd soo dhawaynta wafdigan. Madaxweynaha ayaa sheegay in uu ku faraxsan […]




SOURCE: Sawirro:-Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Madaxweynaha Jubaland oo ku kulmay Kismaayo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.