Sawirro:-Guddoomiyaha Aqalka Sare oo la kulmay dhiggiisa Kenya

0
123

Kulan gaar ah ayaa wuxuu maanta magaaladda Nairobi ee xarunta Dalka Kenya ku dhexmaray  Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Guddoomiyaha Aqalka senate-ka Kenya Senator Kennedy Lusaka. Guddoomiye Cabdi Xaashi, ayaa dhiggiisa kaga mahad celiyay dowladda Kenya kaalmada iyo garab istaagga walaalahooda Soomaaliya gaar ahaan xilliyadii adkaa ee dalku ku […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Guddoomiyaha Aqalka Sare oo la kulmay dhiggiisa Kenya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.