Sawirro:-Guddoomiyaha G/Banaadir oo xariga ka jaray Saldhigga Degmada Boondheere

0
375

Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xariga ka jaray Saldhigga degmada Boondheere oo dib-u-dhis ballaaran lagu sameeyey, waxana munaasabadda xarig jarka kala qeyb galay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/G Bashiir Cabdi Maxamad Ameeriko. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa ku ammaanay shacabka iyo maamulka degmada Boondheere iskutashiga ay sameeyeen ee […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Guddoomiyaha G/Banaadir oo xariga ka jaray Saldhigga Degmada Boondheere

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.