Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar ku jooga dalka Jabuuti ayaa Maanta waxa ay booqdeen Xarunta Baarlamaanka dalkaasi Jabuuti. Booqashada ayaa waxaa ku wehlinayey guddoomiyaha baarlamaaka Jabuuti,xoghayaha Golaha Shacabka Soomaaliya Cabdi Kariin Buux,iyo xilrhibaano guddoomiyaha safarkiisa ku wehlinaya. Wafdiga ayaa waxa ay kulan la qaateen guddoomiyaha baarlamaanka […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro-:Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo booqday Xarunta Baarlamaanka Jabuuti