Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa Xafiiskiisa waxa uu kula kulmay masuuliyiin ka kala socotay UNSOM iyo UNDP. Kulanka ayaa waxaa lagu lafa guray arrimaha iskaashiga labada dhinac oo ay isal garteen in siwadajir ah ay iskula Shaqeeyaan,maadaama dowladda federaalka Soomaaliya ay ka caawiyaan dhinacyo farabadan. Sidoo kale waxa ay isla soo […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Madax ka socotay UNSOM iyo UNDP