Sawirro:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Madaxweynaha Jabuuti

0
128

Guddomiyaha Golaha Shacabka Soomaliyeed Amb Mohamed Mursal Sheikh C/raxmaan oo Booqasho Ku Jooga Dalka Jabuuti ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyada aan Walalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaciil Cumar Geelle, waxayna ka Wada hadleen sidii iyagoo wada jira ay isaga gaashan lahaayeen arrimaha xiriirka Dunida iyo wax is dhaafsiga. Guddoomiye Mursal oo Maalintii Labaad Booqasho […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Madaxweynaha Jabuuti

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.