Sawirro:-Guddoomiye Mahad Cawad oo la kulmay wafdi ka socda dalka Suudaan

0
251

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ee Muqdisho kula kulmay wafdi ka socday Jaamacadda Omdurman ee dalka Sudan. Wafdiga waxaa hogaaminaayay Professor Xeydar oo ah guddoomiye ku xigeenka Jaamacadda Omdurman. Labada dhinac ayaa ka wada hadlay xoojinta iyo dhiira gelinta tacliinta sare ee labada dal […]




SOURCE: Sawirro:-Guddoomiye Mahad Cawad oo la kulmay wafdi ka socda dalka Suudaan

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.