Sawirro:-Guddoomiye Mursal oo Hay’adda UNDP kala hadlay kordhinta taageerada ay siiso Golaha Shacabka

0
422

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BaarlamaanKa Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa maanta la kulmay khubaro ka socotay Hay’adda UNDP. Nihaad Hussein oo ah Lataliye sare oo dhinaca Farsamadda ee Hay’adda UNDP ayaa Sharaxaad Ka bixisay Wada shaqeynta ay la leeyihiin Barlamaanka iyo guud ahaan Guddiyadiisa u qaabilsan Shuruuc Dejinta. “Waxaan Rajeyneynaa In […]




SOURCE: Sawirro:-Guddoomiye Mursal oo Hay’adda UNDP kala hadlay kordhinta taageerada ay siiso Golaha Shacabka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.