Sawirro:-Guddoonka Sare ee garsoorka Maxkamada Sare oo sheegay in gudoomiyaha Maxkamada sare uusan khibrad u laheyn shaqada…

0
397

Garsoorayaasha  Maxkamada Sare ee dalka ahna la taliyeyaasha Guddoomiyaha Maxkamada Sare ayaa Maanta kulan ay yeesheen waxa ay kaga hadleen xaalada Garsoorka Soomaaliya,iyaga oo eedeyn u jeediyey gudoomiyaha maxkamada sare. Garsoorayaasha ayaa waxa ay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ka dalbadeen in Maxkamada Sare uu u soo magacaabo guddoomiye Cusub, oo khibrad  u leh howlaha […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Guddoonka Sare ee garsoorka Maxkamada Sare oo sheegay in gudoomiyaha Maxkamada sare uusan khibrad u laheyn shaqada…

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.