Sawirro:-Halkee ayuu marayaa dhismaha Tiyaatarka Qaranka?

0
158

Waxaa meel wanaagsan maraya dib u dhiska iyo dayac-tirka golaha murtida iyo wacyi gelinta Qaranka Soomaaliyeed oo dhawaan la billaabay. Maareeyaha Tiyaatarka Qaranka, Cusmaan Cabdullaahi Guure, ayaa sheegay in haatan dib u dayac-tirka lagu sameeyay qaar kamid ah Xafiisyadii lagu shaqeyn jiray, sidoo kalena ay xigi doonto dhammaystirka inta ka dhimman, oo ay soo laabato […]




SOURCE: Sawirro:-Halkee ayuu marayaa dhismaha Tiyaatarka Qaranka?

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.